Ex. Wasiir Xasan Gadhwayne Oo Ku Geeriyooday Hargaysa

0
Sunday October 03, 2021 - 19:09:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex. Wasiir Xasan Gadhwayne Oo Ku Geeriyooday Hargaysa

    انالله وانا اليه راجعون

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

انالله وانا اليه راجعون

TACSI

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska  Jsl Axmed Maxamed Diiriye, wasiir kuxigeenka WW&S Dr.Cabdixakiim Siciid Muuse (Bustaale), Agaasimaha guud ee WW&S C/risaaq Jaamac Nuur Naakhuude,Gudoomiyayaasha gobolada Dalka,Agaasime waaxeedyada iyo dhammaan shaqaale weynaha wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL waxay ka tacsiyadaynayaan qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, qoyskii, asxaabtii uu ka baxay wasiirkii hore ee WW&S Marxuum Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa.

 

Waxa Masuuliyiinta Waxbarashadu ay ku sifeeyeen Marxuumka inuu Doormihiim ah kasoo Qaatay Horumarimta Waxbarashada Somaliland gaar ahaana Dhismihii Goobaha waxbarashada Miyi iyo Magaalaba Iyo Hanaqaadkii waxbarashada Dalka Isagoo kamid ahaa Masuuliyiintii ugu Mudada dheeraa ee Xilka Wasiirnimo ee Wasaaarada waxbarashada iyo Sayniska Jamhuuriyada  Somaliland.

 

Waxaanay illaahay uga baryayaan in uu Janno Fardowsa ka waraabiyo marxuumka, guud ahaana samir iyo iimaan saadiqa ah inaga wada siiyo geeridaa naxdinta leh ee ku timi Marxuum Xasan X. Maxamuud Warsame (Gadhweyne).


Loading...
Loading...