Rooble Oo Kulan Laqaatay gudigga amniga doorashada

0
Saturday October 02, 2021 - 15:44:28 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble Oo Kulan Laqaatay gudigga amniga doorashada

    Ra'iisul Wasaaraha ayaa uga mahad celiyey guddiga amniga doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha ayaa uga mahad celiyey guddiga amniga doorashooyinka
May be an image of 7 people, people sitting, people standing and suit




Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga Sugida Amniga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka, kuwaas oo isugu jira Taliyeyaasha Booliiska heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed, Booliska AMISOM iyo Booliska UNka oo ka taageera dhinacyada farsamada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad celiyey guddiga amniga doorashooyinka sidii ay uga qeyb qaateen sugidda amniga doorashooyinkii Aqalka Sare, isagoo kula dardaarmay in ay sii wadaan dadaalkooda wadajirka ah ee ku aadan sugidda ammaanka ergooyinka iyo dhinacyada ku howlan hirgelinta doorashada.

May be an image of 3 people, people sitting and people standing
May be an image of 1 person and military uniform
May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and people standing

Loading...
Loading...