Magacyada Degmooyin Ay Golaha Wakiilada Somaliland Dalacsiiyeen Darajadooda

0
Saturday October 02, 2021 - 12:26:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Degmooyin Ay Golaha Wakiilada Somaliland Dalacsiiyeen Darajadooda

    Degmooyinkan ayaa hore u ahaa Derejada C.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmooyinkan ayaa hore u ahaa Derejada C.

Hargaysa (HWN) Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa maanta ĺa hor keenay Laba Mooshin Oo wax lagaga Bedelayo Xeer Lr 23 Xeerka is Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka.


Labada Mooshin ayaa ka hore waxa lagu Dalacsiinayay Derrjooyinkiisa 29 Degmo.



Halka mooshinka 2aad lagu dalacsiinayay 3 Degmo Oo magaalo madaxyo goboleedo ah.

Lataliyayaasha Sharci Ee Golaha Oo xeer Hoosaadku waajibinayo in ay ka talo bixiyaan ayaa sheegay in  Labada mooshin ka 1aad uu Jabay Mooshinka 2aadna Sharciga waafaqsan yahay.


Mooshinka ansaxay oo dalacsiinayay 3da Degmo Ee Caynaba, Taleex iyo Baligubadle oo hore u ahaa derejada C ayaa waxa loo dalacsiinayay Derejada B.


Golaha ayaa Cod gacan taag ah ku Ansixiyey Mooshinka waxaana loogu codeeyey sidan.

ogolaaday 35 xildhibaan

Diiday : 12 Xildhibaan

Aamusay: 15 xildhibaan

Gufoomiyuhuna muu codaynin

Sidaas ayaanu mooshinku ku Ansaxay

Loading...
Loading...