Ila Qosol.

0
Saturday October 02, 2021 - 11:50:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ila Qosol.

    Laba Gabdhood Oo Adhi Jir Ah, Ayaa Isu Faanay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba Gabdhood Oo Adhi Jir Ah, Ayaa Isu Faanay.

Midbaa iyada oo aabbeheed ammaanaysa tidhi, " Aabbahay xataa dhulku hadduu kala dillaaco wuu toli karaa!"



Gabadhii kale, ayaa jawaab kooban oo xikmadaysan siisay oo ku tidhi, " Aabbahay halka uu joogo, dhulkuba inta aanu dillaacin; ayuu ka hortagaa!"


C/llaahi Maxamed Cumar

Email: [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...