Golaha Wakiilada Oo Saaka La Filayo In La Horkeeno Mooshin Ku Saabsan Degmada Caynaba

0
Saturday October 02, 2021 - 09:05:37 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Oo Saaka La Filayo In La Horkeeno Mooshin Ku Saabsan Degmada Caynaba

    Ujeeda Mooshinka Saaka La Filayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeeda Mooshinka Saaka La Filayo Hargaysa (HWN) Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta la filayaa in ay cod u qaadaan in Degmada Caynaba ee gobolka Saraar laga dhigo Derejada B iyadoo markii hore ahayd derejada C.



Xildhibaanno shalay ku shiray Hargeysa oo intooda badan ka soo jeeda gobollada Bariga Mucaaradkana u badan ayaa Mooshinka soo dhigi doona si Caynaba B looga dhigo.


Wararka ayaa intaasi ku daraya in haddii Golaha Wakiiadu  B ka dhigo waxa loo gudbin doonaa Golaha Guurtida.

Loading...
Loading...