Argagixinta Dibjir-Habaar Iyo Xadhigla'aantiisa
Waxay dhacdadani ka markhaati kacaysaa Inaan Distoor iyo Dawladi jirin Caalamkaba wuu ka warqabaa Somaliland oo leh hanala ictiraafo iyadoo madaxda ku garaacaysa Dariiqyadai iyo Xildhibaanadii oo ah in MADAXWEYNAHA Sidiisa loo doiratay isaga iyo Wasiiradiisa u ogolaaday in iyaga a madaxa laga garaac oo qof walba la toogan karo oo dabadeed wadanka fawda UU Muse BIIXI sidaa u ogolaaday markaa hala yara sugo inta DHAQANKA dadku isbedelkaasi QALBIGOODA gelayo, qof walba oo masuulina ha diyaargaroobo siduu isu difaaci lahaa. Xukuumadu waxay ku fila tay maalin Qudha oo lagu soo dhaqaaqo dabadeed wax JOOJIN karaa ma jiro markay dadka u caddaato in Madaxweynuhu ka Masuul yey inuu yidhi Dambiil yaan lasoo qaban in markaan anigu rabo. Talabaad Muse iyo Xukuumadu waxay ogolaadeen in la dilo Suldaan Habaar oo UU suuqa joogo isagoo sharcigu xarayn waayey isagoo dhiig si gaadmo ah u daadiyey. Hadday laba nin is dilaan weji kalay ahaan lahayd laakiin waa nin sidii qof lasoo diray u gaaday qof Xasaanad leh. QODOBKA XASAANAD EE SHARCIGU JIDEEYEY HADDII LA MACNO TIRO OO UU SHAQAYN WAAYO MADAXWEYNAHA AYAA NAFTIISII KHATAR GELIYEY OO WUXUU MEESHA KU JOOGAA WAA XASAANADDA.
Maanta laga bilaabo Suldaan kaasi nabadgelyadiisii ma haysto waayo shasricii XARAYN LAHAA EE DEMBIGIINA KA JARI LAHAA AYAA ZERO LAGA DHIGAY IYO XUKUUMADI MA JIRTO
Arintani waxay MUGDI GELISAY DAWLADNIMADII Somaliland waa Dawlad Ictiraafo doona waayo seddex dawladood oo waa weyn oo media hooda ku qoray in Baarlamaanka Somaliland suuqa lagu laayo, MADAXDA Magaalooyinka suuqa lagu toogto oo WAR LORDS KII U SOO WAREEGAY MAAMUL GOBOLEEDYO DA SOMALIDA.
M BASHE
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!