Abwaan Ugabyay Muuse Biixi Iyo Saxafiyad Ka Duubtay Oo La Xukumay

0
Wednesday September 29, 2021 - 18:02:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Ugabyay Muuse Biixi Iyo Saxafiyad Ka Duubtay Oo La Xukumay

    " Xadhigan ayay dadka Sharciyaqaanadu ku tilmaameen inuu ka hor imanay Xoriyada Dastuurku siiyay muwaadiniin"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Xadhigan ayay dadka Sharciyaqaanadu ku tilmaameen inuu ka hor imanay Xoriyada Dastuurku siiyay muwaadiniin"

Burco (HWN) Maxkamada Gobolka Togdheer ayaa maaanta xukuntey abwaan Abdilaahi Adan Qanciye oo ahaa abwaan dhawaan gabeygiisa Baraha Bulshada lawareejinayey , laguna eedeyey in uu Af lagadeyey Madaxweynaha Dalka Mudane Muuse Biixi Cabdi , waxana lagu xukumey hal sano iyo sadex bilood oo ganaax ah.

 

Sidoo kale waxa la xukumey inantii muuqaalka ka duubtey , waxana lagu edeeyey in ay xukunkii maxkamada ka baxsatey waxana lagu xukumay 2 sano xadhiga ah iyo shanboqol oo shilinka Somaliland oo ganaax ah, waxa xusid mudan inanta muqaalka ka duubtey abwaanka ayaan joogin maxkamada .



Dadka udooda dimquqraadiyada Somaliland ayaa ku tilmaamay xadhiga abwaanka iyo Saxafiyada duubtayba inay ka hor imanayso xuquuqda rayiga ee Dastuurka Somaliland uu siiyay muwaadiniinta

Loading...
Loading...