Xukuumada Somaliland Oo Bilawday Qorshe Lagu Sahaminayo Heerka Shaqo La'aanta Dalka

0
Wednesday September 29, 2021 - 09:02:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Bilawday Qorshe Lagu Sahaminayo Heerka Shaqo La'aanta Dalka

    Xukuumada Somaliland Oo Bilawday Qorshe Lagu Sahaminayo Heerka Shaqo La'aanta Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Bilawday Qorshe Lagu Sahaminayo Heerka Shaqo La'aanta Dalka

Hargaysa (HWN) Wasiiradda wasaaraddaha qorshaynta iyo maaliyada iyo agaasimayaasha guud ee Qorshaynta iyo shaqo gelinta ayaa kulan la qaatay  guddi loo xil saaray inay sameeyaan sahan guud lagu ogaanayo heerka shaqo la’aanta dalka.



Sahankan ayaa waxaa si wada jira uga hawlgalaya  wasaaraddaha qorshaynta Qarwnka,  shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo  horumarinta maaliyada.


Ujeedada sahankan loo samaynayo ayaa ah in la ogaado heerka shaqo la’aanta wadanka,si loo qorsheeyo in shaqo abuur loo sameeyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

 

Dhawaan ayay ahayd markii gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani uu madal madaxwayne Muuse Biixi ku sugnaa ka sheegay in shaqo la’aanta ay Somaliland ka marayso meelsare, xili sanad walba ay jaamacdaha dalka ka soo baxayaan arday cusub.

Loading...
Loading...