Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro (Wadani) Iyo Madaxweynihii Wakhtigu Kadhacay Farmaajo (Nabad Iyo Nolol) Maxay Wadaagaan Taariikh Ahaan?

0
Tuesday September 28, 2021 - 12:11:07 in Articles by
  • Visits: 2565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro (Wadani) Iyo Madaxweynihii Wakhtigu Kadhacay Farmaajo (Nabad Iyo Nolol) Maxay Wadaagaan Taariikh Ahaan?

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.


Taariikhda ayaa sheegin balse waxyaabo dhawr ah ayey wadaagaan Farmaajo iyo Cabdiraxmaan Ciro waxaana ka mid ah:



Labaduba waxay ka mid ahaayeen shaqaalihii wasaaradii arimaha debida ee Somaliya wakhtigii Jaalle siyaad


Labaduba waxay noqdeen diplomasiyiin labada dal ee aduunka ugu awooda badnaa ee Mareykanka oo uu farmaajo joogey iyo Ruushka uu Cabdiraxmaan Ciro joogey oo dawladii siyaad bare uga shaqeenayey wakhtigii dadkiisa la xasuuqayey


Labaduba waxay qaxooti ku noqdeen qurbaha oo ay dalal Mareykanka Finland dhalashadooda dalbadeen


Labaduba Waxay Iska celiyeen dhalashooyinkii dalalkaasi


Labaduba waxay aas aaseen ururo siyaasadeed Xisbiga wadani (ciro) iyo Xoogaga Wadaniyiinta (Farmaajo)


Labaduba kursi jacaylka waa iskaga mid oo midna (cabdiraxmaan Ciro) markii doorashadii madaxweynaha ee Somaliland lagaga guuleystey waa laga furfuriwaayey oo cid ka dhaadhicsa waa lagaa guuleystey ayaa la waayey hal kudhiga laga hayaana waxaa uu noqdey DADKII DHINTEY BAA CODEYEY


Farmaaja Markii xiligiisi dhamaadey waa kaa sharci darada iskaga fadhiya madaxtooyadii muqdisho oo cid ka saarta la la yahay. La soco taxanahan qaybihiisa dambe …….



Mahadsanidin

M J Farah

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...