Taliyihii Ciidanka Booliska Degmada Xudun Oo Ku Geeriyooday Hawl Gal Ay Ku Qabanayeen Gaadiid Khamri Sida

0
Monday September 27, 2021 - 16:01:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Ciidanka Booliska Degmada Xudun Oo Ku Geeriyooday Hawl Gal Ay Ku Qabanayeen Gaadiid Khamri Sida

    "Maayirka degmada xudun Maxamed Jaamac xirsi ayaa xaqiiyay Geeriada Taliyaha"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maayirka degmada xudun Maxamed Jaamac xirsi ayaa xaqiiyay Geeriada Taliyaha"

Hargaysa (HWN) Alla ha unaxariistee, Taliyihii saldhiga booliska ee degmadda xudun ee gobolka Sool kabtan Cismaan Maxamuud Saalax ayaa hadda ku geeryoodey hawlgal ay Ciidanka booliska ee degmaddaasi ku qabanayeen gadiid sida khamri.

 

Iska hor imaad dhexmaray Ciidanka booliska ee degmada xudun iyo rag watay gaadiid uu saarna khamrigu ayaa sababay dhimashada taliyaha sidoo kalana waxa hawlgalkaasi ku dhawacmay mid ka mid ah Ciidanka booliska ee degmada xudun .

 

Maayirka degmada xudun Maxamed Jaamac xirsi ayaa dhimashada taliyihii Ciidanka booliska ee degmada xudun u xaqiijiyey warbaahinta dawladda.

 


Loading...
Loading...