"Ha uga caban dhibaatooyin kaaga dadka, waayo waxaa jira Boqor(Allaah) ku leh iwaydiiso, aniga ayaa ku siinayee."

0
Monday September 27, 2021 - 09:32:16 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ha uga caban dhibaatooyin kaaga dadka, waayo waxaa jira Boqor(Allaah) ku leh iwaydiiso, aniga ayaa ku siinayee."

    Waxaa qoray: Ahmed Abdulkadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa qoray: Ahmed Abdulkadir



وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ إِنَّ الَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِي سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ (60) سورة غافر.

Wuxuu yiri Rabbigiin ibarya aan idinka ajiibee(aqbalee baryada), kuwa iska wayneeya cibaadadayda waxay gali doonaan Naarta Jahannamo iyagoo dullaysan.

Kumannaanka shay ee ay ku murug galinayso heliddoodu, ama kuula muuqda wax aan caqli gal ahayn, Allaah agtiisa waxa ay ka yihiin inta u dhexeysa laba [K], oo kala ah kun(Ahow), iyo fayakuun(oo ah inuu ahaaday ba).

إِنَّمَا أَمْرُهُ إِذَا أَرَادَ شَيْئًا أَن يَقُولَ لَهُ كُن فَيَكُونُ (82) سورة يس

Amarka Rabbi na markii uu shay(ama wax inuu abuuro uu doono), waa inuu ku yiraahdo uun ahaw oo uu ahaado(82)

Waxaa qoray: Ahmed Abdulkadir



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...