Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Rooble Ugu Baaqay In Uusan Gorgortan Ka Gelin Doorashada Iyo Amniga

0
Sunday September 26, 2021 - 12:32:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Rooble Ugu Baaqay In Uusan Gorgortan Ka Gelin Doorashada Iyo Amniga

    balse Madaxweynaha xiliisa dhamaaday uu diiday xalinta khilafka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

balse Madaxweynaha xiliisa dhamaaday uu diiday xalinta khilafka"
Muqdisho (HWN) Golaha Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay sheegeen inay si dhow ula socdeen wada-hadalaldii lagu dhex-dhexaadinayay Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmajo & Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo ugu dambeyn fashil ku dhamaaday.

 

Qoraa laba Bog ka kooban oo kasoo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu sameeyay tanaasul weyn, balse Madaxweynaha xiliisa dhamaaday uu diiday xalinta khilafka, isaga oo doonaya in uu dib u ceshado doorashada & amniga si loo xagal daaciyo Cadaalad u radintaIkraan Tahliil.



No description available.

 No description available.

Loading...
Loading...