Iska Hor Imaad Xalay Hargaysa Ku Dhexmaray Laba Kooxood Iyo Sababta

0
Sunday September 26, 2021 - 11:04:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iska Hor Imaad Xalay Hargaysa Ku Dhexmaray Laba Kooxood Iyo Sababta

    "In Kasta oo Ay Qadar Kooban Socotay Dadkuna ay ku Tooseen rasaastan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"In Kasta oo Ay Qadar Kooban Socotay Dadkuna ay ku Tooseen rasaastan"  

Hargaysa (HWN) Caasimada Somaliland ee Hargaysa waxa xalay shacabka degmada kood Buur markeliya ku kaceen dhawaqa rasaasta dusheedo qabsatay.

 

Rasaastan ayay isku adeegsadeen laba kooxood oo uu ka dhexeeyay muran ku saabsan dhul ay lahaashiyiihsa isku haystee.

 

 

In Kasta oo Ay Qadar Kooban Socotay Dadkuna ay ku Tooseen rasaastan , hadan weli lama oga khasaaraha ka dhashay.

 

 

Magaalada Hargeysa ee ah caasimada Somaliland  In dhaweyd Waxa Laga Raystay Muranka Dhinaca Dhulka Oo Mararka Qaarkood Sababi Jiray Khasaare Nafeed.


Loading...
Loading...