Xildhibaan Ka Hadlay Kor Ukaca Kuyimid Qiimaha Maciishada Suuqyada Somaliland

0
Sunday September 26, 2021 - 10:48:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Hadlay Kor Ukaca Kuyimid Qiimaha Maciishada Suuqyada Somaliland

    "Markaad faraqaa sidaa u badan eegto taasi waxa ay sababtay in ay kor u kac xad dhaafa ku keento meceeshadii"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Markaad faraqaa sidaa u badan eegto taasi waxa ay sababtay in ay kor u kac xad dhaafa ku keento meceeshadii"

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Cali Qaran oo golaha wakilada Somaliland ka tirsan ayaa faah faahiyay sababta keentay in kor u koco qiimihii Maciishada ee suuqyaa  Somaliland.

 

” FB 1902..

Suuqa kirada contains oo kor kac xooga sameeyey

 

1) Noolkii containerka 40ft January 2021 $2800 ila $3500

Hada waxa uu marayaa Noolkii containerka 40ft bishan sept 2021

$11,000 ila 14,000$

 

2) Noolkoo container 20ft January 2021 $1250 ila $1600

Hada waxa uu marayaa Noolkii containerka 20ft bishan sept 2021

$6000 – 7000$

 

Markaad faraqaa sidaa u badan eegto taasi waxa ay sababtay in ay kor u kac xad dhaafa ku keento meceeshadii dad badan oo danyarina awoodi waayeen in ay iibsadaan qawtudaruurigii.

 

Ganacsatadeenu berigii hore xoog umay isticmaali jirin containerka hada tobankii sano ee u danbeeyey dhamaan ganacsigii waxa uu isu bedelay in lagusoo rito contains kaa halka markii hore la isticmaali jiray maraakiib dulfuran oo iyagu khanankooda ku soo qaada badeecada. Waxa aan soo jeedin lahaa si umada danyarta ah loogu naxariisto waa in ganacsatada waaweyni dib u bilaabaan maraakiibtii bangaaliyada ahaa ee ay raashinka ku keeni jireen si sixirka maceeshadu hoos ugu dhaco.”

 

Xil. Cali Qaran.


Loading...
Loading...