Madaxweyne Lafta gareen oo Hal Arin kaga hormari kara madaxda Dawlad gobolleedyada

0
Sunday September 26, 2021 - 09:12:59 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Lafta gareen oo Hal Arin kaga hormari kara madaxda Dawlad gobolleedyada

    Mar kale ayey Baydhabo hogaamin doontaa doorashada golaha shacabka islamarkaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mar kale ayey Baydhabo hogaamin doontaa doorashada golaha shacabka islamarkaana




Gudiga hirgelinta Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Gudigaas Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed (Baafo) ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.

Kulanka Odayaasha iyo Gudiga ayaa ahaa Isbarasho iyadoo odeyaasha loo sharxay Habraacyadii ay soo Sareen Gollaha Wadatashiga Qaran Cida soo Xulaysa Ergada.

 

Mar kale ayey Baydhabo hogaamin doontaa doorashada golaha shacabka islamarkaana ay maamul gobolleedyada kale kaga hor mari kartaa.

Kulamo gaar gaar ah ayaa Koonfur galbeed ka socdaan oo loogu diyaar garoobayo doorashada golaha shacabka xilli tirada ugu badan ee golaha shacabka ay ka yimaadaan deegaanada Koonfur galbeed.

 

Madaxweyne Lafta gareen ayaa waxa uu ugu baaqay guddiga doorashada inay kordhiyaan howlaha lagu qabanayo doorashada federaalka kuraasta golaha Shacabka Soomaaliya.


Loading...
Loading...