Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo La Kulantay Safiirka Dalka China U Fadhiya Soomaaliya

0
Friday September 24, 2021 - 10:06:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo La Kulantay Safiirka Dalka China U Fadhiya Soomaaliya

    Dowladda China Ayaa Si Dhab Ah Uga Caawinaysa Wasaaradda Caafimaadka Qeybaha Tallaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda China Ayaa Si Dhab Ah Uga Caawinaysa Wasaaradda Caafimaadka Qeybaha Tallaalka

 




Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur Ayaa Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Ku Qaabishay Safiirka Dalka China U Fadhiya Soomaaliya Mudane Feishengcho.

 

Wasiirka Iyo Safiirka Ayaa Ka Wada Hadlay Xaaladaha Caafimaadka Guud Ee Wadanka Iyo Arrimaha Caabuqa COVID-19 Iyo Meesha Ay Marayaan Qaadashada Tallaalka Ka Hortaga Caabuqa COVID-19.

Dowladda China Ayaa Si Dhab Ah Uga Caawinaysa Wasaaradda Caafimaadka Qeybaha Tallaalka Ka Hortaga Caabuqa COVID-19 Iyo Kor U Qaadida Adeega Caafimaadka, Wasiiradda Caafimaadka Ayaa Ka Mahadcelisay Garab Istaga Ay Dawladda China Ay Marwalba Diyaarka U Latahay Shacabka Soomaaliyeed.

 

Safiirka Ayaa Cadeeyay In Ay Diyaar U Yihiin In Ay Sii Xoojiyaan Taageerada Ay U Hayaan Soomaaliya Gaar Ahaan Ka Hortagga Cudurka Covid 19.


Loading...
Loading...