Qodobo Laga Soo Saaray Kulan Gudoomiyaha Hay'ada Caymisku La Qaatay Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada

0
Monday September 20, 2021 - 16:48:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobo Laga Soo Saaray Kulan Gudoomiyaha Hay'ada Caymisku La Qaatay Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada

    "In labada dhinacba ay cabashada ganacsatada hoos u eegaan "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"In labada dhinacba ay cabashada ganacsatada hoos u eegaan "

Hargaysa (HWN) Kulankii ay yeesheen guddida dhaqaalaha ee golaha wakiillada iyo Guddoomiyaha Hay’adda caymiska qaranka Somaliland Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) ayaa waxa ka soo baxay qodobadan hoos ku qoran oo  ay labada dhinacba isla qaateen:

 

1.    In ay labada dhinacba ayideen (Aqbaleen) go’aankii Maxkamada Sare Jsl.

2.     In kulanka ay maanta iskugu yimaadeen uu hordhac u yahay kulamo is daba socda oo ay gudigu la yeelanayso madaxda caymiska qaranka.

3.     In labada dhinacba ay cabashada ganacsatada hoos u eegaan oo ay ku dhameeyaan wax la isla ogol yahay.

4.      In gudi-hoosaadka dhaqaaluhu ay qaraar ka soo saari doonaan kulanka maanta ay la yeesheen gudoomiyaha caymiska qaranka.




Loading...
Loading...