Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo maanta xabsiga Mandheera Ku Booqday Cabdimalik Coldoon.

0
Monday September 20, 2021 - 16:38:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo maanta xabsiga Mandheera Ku Booqday Cabdimalik Coldoon.

    Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo maanta xabsiga Mandheera Ku Booqday Cabdimalik Coldoon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo maanta xabsiga Mandheera Ku Booqday Cabdimalik Coldoon.

Hargaysa (HWN) Samafale Coldoon Ayaa Waxa Saaka Xabsiga Mandheera Ku Booqday Lix Xildhibaan Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Waxana Ay Kala Yihiin.



Xildhibaan Khadar Cali xakiin

Xildhibaan Axmed Khaliif Jaamac

Xildhibaan Cabdilaahi Yuusuf Axmed

Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane

Xildhibaan Axmed Maxamed Hure

Xildhibaan Siciid Jaamac Cade


Ujeedka Ay Xildhibaanadu Samafale Coldoon Ugu Tageen Ayaa Daarnayd Sidii Ay Wax Uga Ogaan Lahayeen Xaaladiisa Madaama oo Uu Muddo Sodon Maalmooda Ku Xidhan Yahay Jeelka Mandheera.

Loading...
Loading...