Dhuux Oo Dhandhanso Q2aad

0
Sunday September 19, 2021 - 09:54:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhuux Oo Dhandhanso Q2aad

    Qaybtii Labaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaybtii Labaad

Gabayaa Soomaaliyeed ayaa murtidan laga guntay.
Wuxuna yidhi:


" Dhalinyarada kii kula cimri ah
Lagama dheeraado
Haddana wiil dhabada seegan
oo dhoohan lama raaco!"


Ninkaasi, wuxu si kooban oo xigmadaysan innoogu sheegay; in ay muhiim tahay, in aad da'daada la tallaabsatid. Wuxuse ka digey, in aad la jaashid (saaxiibtid )ama aad faraqa ku xidhatid mid xaqa seegan oo aan cibaadeysan oo aakhiro iyo xisaabta dambe moog amaba balwad (o) leh ama danahiisa adduunyaba dayacay oo dhalanteed ku nool!!


Dhandhanso oo ku dhaqan.

Cabdullaahi Maxamed Cumar

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...