Dhuux Oo Dhandhanso

0
Saturday September 18, 2021 - 09:44:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhuux Oo Dhandhanso

    Gabayaa Soomaaliyeed ayaa murtidan laga hayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabayaa Soomaaliyeed ayaa murtidan laga hayaa

Wuxu yidhi,

 

 " Rag kaa faqay

Rafiiq nimaad tihiin

Talo lagaa reebay

Halkii aan lagaa rabin

Indhaha lalama sii raaco!"

 

Allahayoow ninkaasi ma taliyey.

Dhandhanso oo ku dhaqan!

 

Cabdullaahi Maxamed Cumar

Email: [email protected]

 

 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...