Garabka Haweenka Ee Ururka Garxajis Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Suldaan Cumar

0
Wednesday September 15, 2021 - 13:23:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garabka Haweenka Ee Ururka Garxajis Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Suldaan Cumar

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Garabka Haweenka ee ururka Garxajis oo ay hogaaminayso  Faiza Faarax  Suusle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyska, ehelada, Qaraabada, waxgaradka, Madax-dhaqameedka iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaankii Guud ee Beelaha Arab Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga.




Garabka Haweenka ee ururka Garxajis waxa  Illaahay uga baryaya Marxuumka in uu su'aasha u fududeeyo, una dambi dhaafo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, qoyska, ehelka, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan bulshada Somaliland ee marxuumku ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...