Mohamed Osman Haji xasan Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Suldaan Cumar

0
Wednesday September 15, 2021 - 09:18:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mohamed Osman Haji xasan Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Suldaan Cumar

    Innaa illaahay wa innaa illaahi rajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa illaahay wa innaa illaahi rajicuun

Annaka oo kala ah caa-ilaadaha reer yusuf dhool iyo reer xaaji xasan khalif waxaannu halkan tacsi uga diraynaa illaahay haw naxariistee Sultan Omar Sultan Mohamed Sultan Farah oo ku geeriyooday xalay dalka Turk ga.



Waxaannu ugu ducaynaynaa jannatul fardawsa, dembigiisana dhaafo samir iyo iimaan ka siiyo qaranka Somaliland reerkii uu ahaa sultan ka iyo family giisiiba Amiin


Mohamed Osman Haji xasan

London

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...