Midnimo Iyo Markale, Meeshay U Socotaa, Macnaheedu Waa Maxay. Ayaa Loo Maldahayaa

0
Tuesday September 14, 2021 - 12:19:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midnimo Iyo Markale, Meeshay U Socotaa, Macnaheedu Waa Maxay. Ayaa Loo Maldahayaa

    W/Q: Ismail Abdillahi handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi handuleh. BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS HANA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

Qoraalkan yar ee gaaban waxan jecelahay inaan ugu caqliceliyo qoladan la baxday [MIDNIMIYO MARKALE].

Waa iga suaale dadka la midaynayaa waa kuwee?

Ma maamul goboleedada Somalia iyo Fadaraalka?

Ma somalilaan iyo Fadaraalkaa?

Ma shanti Somaliyeedba? Oo qaar gumaysigu haysto?

Qolona qayliyo buuqa qawadeeno ay iska naceenooy,

Qalalaasaa ka durkeeno,Qudheedu gooni istaagtay,

Qorshaysteen qaran gaaro,Qaadirkeen ku gargaray,

Qofka qaaxo qaba qufaca kashifayo,Qarsanmayo xanuunke,

Qarash yaro ku heshan,Qaylo dhaniyo been dadka aan qabanin,

Qafiiftoo ku wareertee,Dadkan soo kala quustayee,

Qaaradaa kala raacay,Isunakiin qabanayn qadafkiina ka daaya,

Qaar hadda tiin wax taraaya,Qoonkanu haysto farmaajo,

Qarka u saaran dhamaadka,Qabta oo ka badbaadsha,

Haddii kale quuqdiyo qaaqda,Joojiya qiiro bilaashtan.

                     Ismail Abdillahi handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...