Hambalyo ... Badhasaabka Gobobolka Sanaag .. Prof Mohamed A. Farah[Jaafaa]
Muxuu wadnuhu ila dakaamayaa, Maxaan la hiin raagayaa, Maxey xubnuhu ila wada xanuunayaan, Aqoon la’aan, Talo la’aan, Ilbaxnimo la’aan Siyaasad la’aan iyo Kalsooni la’aan,ayaa dib u dhigtey Gobalada, Sanaag Togdheer iyo Sool,,,laakiin maanta waa GUUL..Badhasaabka gobolka sanaag Mohamed Elmi Husein.
Beelaha gobolka SANAAG...waxa ay soo mareen marxalado kala duwan oo haba yaraatee ilaa dawladdihii ka talin jirey aaney wax qaab dhismeed dowladnimo ka geysan, dib u dhac weynina ka haysto baahiyihii nolosha, laakiin, Allaah Subxaanahu Watcaalaa uu ku muneystey dhul baaxad leh oo bad iyo berri ba leh, balse dhaqashada xoolaha ku garasho wacan yihiin kuna badbaadeen.
Ragga aqoonta leh ee hogaamiya caalamku,waa sheegeen, waxeyna saadiliyeen in SOMALILAND, dhalinyaradu,,noqon doonto, iney dalka hogaamiyaan mustaqbalka ..Tusaale gobolka Sanaag, uu u asiibey mudane Muuse Biixi, uuna u magacaabey
gobalka Sanaag Badhasaaab Maxamed Cilmi Axmed, waxna ka bedeli karo NABADGELYADA....
PROF..MOHAMED AHMED FARAH MATTAAN [JAAFAA]
ANKARA
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!