Fanaanka Sir Maxamuud Cumar Yare Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab

0
Tuesday September 14, 2021 - 10:44:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Sir Maxamuud Cumar Yare Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Fanaanka Sir Maxamuud Cumar Yare iyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, Qaraabada, Madax-dhaqameedka iyo guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaankii Guud ee Beelaha Arab Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo xalay ku geeriyooday dalka Turkiga.



Waxaanu Fanaanku marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, bahda dhaqanka, qoyska, ehellada, qaraabada iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.


Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...