War Deg Deg Ah:-Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Ku Geeriyooday Turkiga

0
Tuesday September 14, 2021 - 01:27:49 in News by
  • Visits: 2447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Ku Geeriyooday Turkiga

    War Deg Deg Ah:-Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Ku Geeriyooday Turkiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Suldaankii Guud Ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Ku Geeriyooday Turkiga

Alle haw naxariistee waxa wadanka Turkiga ku geeriyooday suldaankii guud ee beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax.


alle haw naxariistee Suldaan Cumar ayaa bilihii ugu danbeeyey xaalad caafimaad u joogay wadanka Turkiga.

bahda Hadhwanaagnews Waxaanu tacsi gaadhsiinayaa dhamaanka qoyska Suldaan Cumar Suldaan Maxamed, bahda dhaqanka Somaliland iyo shacabka somaliland ee uu ka baxay suldaanku.

VIDEO Suldaan Cumar Sul. Maxamed Sul. Faarax:

Loading...
Loading...