Waad Mahadsantahay Madaxwayne

0
Monday September 13, 2021 - 10:23:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waad Mahadsantahay Madaxwayne

    W/Q: Mubarik Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Mubarik Axmed

Mudane madaxweyne  muuse biixi cabdi waxaan kaaga mahad celinaynaa sida wanaagsan  ee aad uga soo  jawaabtay Codsigaygii       Noogana Aqbashay     ninkaan    waad mahadsantahay waanunu kaa rajaynaynay madwaxweyne  ma caban Naqaaano oo majeclin in aanu mar walba cabasho nagasoo yeedho     Hadaad aragto anagoo cabanayna waa wax aanu Qaadan kari weynay   waxaanu kaa Balan Qadanaynaa   in   aaanu Dulqaad iyo Tallo  iyo isku jiid       Samayno inta aanan Caban   mudane madax weyne    Adigoo Raali ah     waxaanu jecnahay   inaad dhamaystirto codsigaygaas oo aad  ku xigeenkan  hoos iyo korba aanu wax ugu sheegnay naga kaxayso       badhsaab ku xigeen cusub oo umada u shaqeeye keento si ay isula jaanqaadan badhasaab ka cusub mudane madax weyne markood iyo marlabaad mar sadexaaad  waanu kuu mahadcelinaynaa

 

Mubarik Axmed

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...