Xisbiga KULMIYE Oo Shayaadiin Ku Tilmaamay Mucaaradka

0
Monday September 13, 2021 - 09:52:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga KULMIYE Oo Shayaadiin Ku Tilmaamay Mucaaradka

    "Waxa shacabku xisbiga Kulmiye marsadexaad ku dooranayaan waa wax qabadkaa muuqada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa shacabku xisbiga Kulmiye marsadexaad ku dooranayaan waa wax qabadkaa muuqada"

Hargaysa (HWN) Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa xisbiyada mucaaradka Somaliland ku tilmaamay shayaadiin.


Afhayeen Buuni oo ka qayb galay xaflada Xilwareejinta ee Wasiir Cabdilaahi Abokor ku wareejinayay xilkii ayaa


"Wasiir Cabdilaahi Abokor waa wasiir isku kalsoon, waayo fursad masiiyo beenta mucaaridku dadka u shegaan, haddaanu deg-deg  ugu jawaabin shayadiintaa mucaaridka ayaa bulshada been u sheegay".


Afhayeenka oo hadlkiisa siiwata ayaa intaasi ku daray "Waxa shacabku xisbiga Kulmiye marsadexaad ku dooranayaan waa wax qabadkaa muuqada, Wasiirka Gadiidka ee cusubna waa siyaasi culus waxana aad ka garataan sida loo soodhaweeyay markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi magacaabay". Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni .

 

Afhayeenka Kulmiye Buuni ayaa ah nin inta badan hadalo aan munaasib ku ahayn Siyaasada Warbaahinta Umariya Mucaaradka, hadaladaasi oo ayna ka hadal masuuliyiinta xisbiga Kulmiye, taasi oo loo macnaysan karo in Xisbiga Kulmiye la qabo Hadalada Buuni Warbaahinta Mariyo.

Loading...
Loading...