Wada Hadalkii Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Burburay Iyo Qodobada Lagu Kala Kacay

0
Sunday September 12, 2021 - 09:38:17 in News by
  • Visits: 1235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wada Hadalkii Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Burburay Iyo Qodobada Lagu Kala Kacay

    Wada Hadalkii Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Burburay Iyo Qodobada Lagu Kala Kacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wada Hadalkii Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Burburay Iyo Qodobada Lagu Kala Kacay
Shirkii lagu dhex dhexaadinayay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa natiijo la’aan ku dhammaaday, iyadoo goordhow lagu kala tagay, kaddib saacado badan oo ay is hor-fadhiyeen.


Labada dhinac ayaa isku mari waayay qodobada kala ah kiiskii Ikraan Tahliil in lagu sameeyo baaritaan madax bannaan oo hey’addaha Cadaaladda u gudubto iyo arrinta Taliyaha NISA.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu diiday labadaas qodob, kuna adkeystay in gorgortan aan laga geli karin, halka Ra’iisul Wasaaruhu uu mowqifkiisa ku taagnaa.

Sidoo kale wasiirka cusub ee Amniga ayaa laysku Mari waayey magacaabistiisa, Farmaajo ayaanay goobjoogayaashu sheegee inuu ka istaagtay mawqif adag isaga oo yidhi wasiir aan la marin habraaca dawliga ah, barlamaanka iyo shuruucda dalka in inta la ii keeno aan ansixiyo waxay halis ku tahay dastuurka KMG ah, dawladnimadda iyo qanuunka dalka”

May be an image of 2 people and suit

Loading...
Loading...