Agaasimihii Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

0
Sunday September 12, 2021 - 09:35:39 in News by
  • Visits: 1495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimihii Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

    Agaasimihii Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimihii Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

Agasimihii Baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo oo maanta xilkaasi laga qaaday ayaa bulshada ka codsaday inay u soo duceeyan isagoo sheegay in uu qaliin uu galay kuna sugan yahay magaalada Dubai ee Imaaradka Carabta ayaa qoraal uu baahiyay ku yidhi,


"Waxaan galay qaliin weyn deedna waxaan u joogaa Dubai arrin caafimaad. Waxaan bulsha weynta Islaamka ka codsanayaa saamax iyo duco. Aad ayaan u soo reynayaa. Alle mahadi camaliyadi wey ii hagaagtay".

May be an image of 1 person, standing and text that says 'i BAANK ee SOM'

Loading...
Loading...