Maahmaah Hora Tidhi, Muraadkaxama Yaal, Muraayadba Kaa Xigta [Cabdillaahi Caabbi Faarax [Ahun

0
Saturday September 11, 2021 - 09:45:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maahmaah Hora Tidhi, Muraadkaxama Yaal, Muraayadba Kaa Xigta [Cabdillaahi Caabbi Faarax [Ahun

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM, [A.S.C.W.R.W.B]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM, [A.S.C.W.R.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

1-MALAG DILAYIYO,MAWD MA ARAGTOOY,

   MARKALIYO MURAN,MEEL MA GAADHAN,

   MAAMUL GOBOLEED,MADAX BADANEEY,

   MACNO DARANEEY,MAYSKU MARANTIIN.

 

2-MAATI QALATOOY,DAAD MA MOOSTOOY,

   MALYUN MADAWON,MIDHNA TARAHAYN,

   MIRQIN QAADAYN,GAAL MASRUUFTOOY,

   MAAD RAG WAAYINE,MASKAX BAAN JIRIN.

 

3-MAQAL CELIN WAA,SOO MASTAAFURAY,

   MASUUL MOODAAY,MEERIS RAACSHAAY,

   MASAAKIINTIYO MAATIINA,MA MURADOY,

   MAARMIMAYSAANE,MA SOO MAQANTIIN.

 

4-MAAFUSHTABA HOOYA,WAA MUQAAWILAN,

   MEEL FOG TEGAHAYNE,MIINO QARAXDIYO,

   HADDAAN MAWD HELIN,MAALMU JOOGIYE,

   MADADAALIYO MIDHO HEESA,ISKU MODMOD.

               ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...