Xisbiga Waddani Oo Loo Soo Jeediyay Inay Iimaansadaan Somaliland

0
Friday September 10, 2021 - 18:16:13 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Loo Soo Jeediyay Inay Iimaansadaan Somaliland

    ""Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Waxaan U Soo Jeedinayaa Inay Somaliland Ku Qancaan Oo Iimaansadaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

""Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Waxaan U Soo Jeedinayaa Inay Somaliland Ku Qancaan Oo Iimaansadaan"

Hargaysa (HWN) Xog-hayaha Guud Ee Xisbigga Talada haya ee Kulmiye Ibraahim Axmed Raabi ayaa usoo jeediyay Hogaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani inay iimaasadaann Somaliland. "Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Waxaan U Soo Jeedinayaa Inay Somaliland Ku Qancaan Oo Iimaansadaan, Wax la' qaadan-karo maahan In bulsho ka midda Somaliland Oo Qaranimadan tacab Galiyay la'yidhaa waxaa ay nagula Joogaan Guno iyo Xil ". ayuu yidhi xoghaye Ibraahim



Hadalka xoghayaha ayaa daba socday kadib markii shalay uu xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani uu ujawaabay hadal ka soo yeedhay Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo Gudoomiye Ciro ku eedeeyay in uu ku kacay Khiyaano Qaran

Loading...
Loading...