War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaare Rooble Oo Eryey Wasiir Muhiim Ah Oo Xukuumadiisa Ka Tirsanaa

0
Wednesday September 08, 2021 - 21:23:30 in News by
  • Visits: 2039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaare Rooble Oo Eryey Wasiir Muhiim Ah Oo Xukuumadiisa Ka Tirsanaa

    War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaare Rooble Oo Eryey Wasiir Muhiim Ah Oo Xukuumadiisa Ka Tirsanaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaare Rooble Oo Eryey Wasiir Muhiim Ah Oo Xukuumadiisa Ka Tirsanaa

Muqdisho(HWN):-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa eryey wasiirkiisii amniga.

war ka soo baxay xafiiska raysal wasaare Rooble ayaa lagu yidhi "Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka,tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha.


Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay.
Ra'iisul Wasaare Rooble oo mar kale magacaabay Agaasimeyaal cusub – Puntland Post

Loading...
Loading...