War Deg Deg ah: Raisul Wasaare Rooble oo eryay Fahad Yaasiin

0
Monday September 06, 2021 - 04:34:06 in News by Abdikadir Guled
  • Visits: 2058
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Raisul Wasaare Rooble oo eryay Fahad Yaasiin

    Fahad Yaasiin oo shaqadii laga joojiyay, iyadoo lagu amray in muddo saddex maalin gudaheed uu xilka ku wareejiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fahad Yaasiin oo shaqadii laga joojiyay, iyadoo lagu amray in muddo saddex maalin gudaheed uu xilka ku wareejiyo. Mogadishu (HWN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

May be an image of ‎text that says '‎Xafiiska Soomaaliya Wasaaraha الفيدرالية الصومال جمهورية الوزراء رئیس مکتب Federal Republic Somalia Office Prime Minister Taarlikda: wasaaraha Markii Faderaalka arkay: Qodobada, 97-aad 99-aad 100-aad Fedearaalka Markii Qodobka istıcmaalın meel Kumeel gaarka Dastuurka hadlaya dhicid karaamada aadanaha. arkay: Qodobka 13-aad hadlaya Oodobka markaana sıyaasadda nolosha. Ciidamadu Agaasimaha Markii tixgeliyay kulawareejiyay nabadsuggidu ugu Markii ahayn baarlamaankii 10-aad hortiisa qancikaro. Markii Agaasimaha warqadda sumadeedu tahay laguna gancikaro uga ilaalinta dhalankarta. tixgaliyay duruufaha adda gudahood warbixin Dalku jiro, danta guud cadaaladda, hortagista qatarta Qodobka -aad, xeeriyey: sirdoonka shaqada Qodobka joojiyay Agaasimaha guud Waxaa gaar loogu magacaabay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Nabadsugidda qaranka.‎'‎
No photo description available.

Loading...
Loading...