Ma Dhabaa In Boqor Buurmadow Uu Ka Degay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya?

0
Sunday September 05, 2021 - 12:26:22 in News by
  • Visits: 2325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabaa In Boqor Buurmadow Uu Ka Degay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya?

    Ma Dhabaa In Boqor Buurmadow Uu Ka Degay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Dhabaa In Boqor Buurmadow Uu Ka Degay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya?

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland ayaa la sheegay in uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho,haseyeeshee illaa hadda si dhab looma oggo ujeeddada uu la xidhiidho socdaaslkiisu.


Ilo xogogaal ah oo ku sugan Muqdisho iyo Hargeysa ayaa noo xaqiijiyey in Boqor buurmadow uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho muddo ku dhaw toban maalmood ,waxaana ay xogguhu sheegeen in uu kullamo la yeeshay siyaasiyiin iyo Madax sare oo ka tirsan dawladda Somaliya.

Sidoo kalene xoggaha ayaa xaqiijiyey in Boqor Buurmadow uu degan yahay hadda huteelka ku yaalla Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Buurmadow ayaa ahaa in muddo ah dibad wareeg ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Muuse Biixi.

Buurmadow - Wikipedia

Loading...
Loading...