Nuxurka Kulan Dhexmaray Shirgudoonka Golaha Wakiilada Iyo Wakiilka Imaaraadka U Jooga Somaliland

0
Sunday September 05, 2021 - 12:15:57 in News by
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kulan Dhexmaray Shirgudoonka Golaha Wakiilada Iyo Wakiilka Imaaraadka U Jooga Somaliland

    Nuxurka Kulan Dhexmaray Shirgudoonka Golaha Wakiilada Iyo Wakiilka Imaaraadka U Jooga Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Kulan Dhexmaray Shirgudoonka Golaha Wakiilada Iyo Wakiilka Imaaraadka U Jooga Somaliland
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Dawladda Imaaraadka u qaabilsan Somaliland Mr Abdulla Al-Naqdi.


Ujeeddada guud ee kulankan ayaa ahayd isbarasho, waxaana intii uu kulanku socday lagaga wadada hadlay sidii wada shaqayn looga dhex abuuri lahaa baarlamaanka Somaliland iyo baarlamaanka dawladda Imaaraad-ka.

Shirguddoonka iyo Wakiilka ayaa isla afgartay in ay baarlamaannada Imaaraadka iyo Somaliland iska kaashadaan dhanka aqoonta iyo waayo aragnimada shaqada, islamarkaana ay weftiyo labada dhinac ah is waydaarsadaan.

May be an image of 3 people, people sitting and people standing

Loading...
Loading...