Ma Dhabbaa In Boqor Buurmadow Muqdisho Ka Deggay?

0
Sunday September 05, 2021 - 10:43:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabbaa In Boqor Buurmadow Muqdisho Ka Deggay?

    "Sidoo kalena xoggaha ayaa xaqiijiyey in Boqor Buurmadow uu deggan yahay ..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sidoo kalena xoggaha ayaa xaqiijiyey in Boqor Buurmadow uu deggan yahay ..."

Hargaysa (HWN) Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland ayaa la sheegay in uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho,haseyeeshee illaa hadda si dhabba looma oga ujeeddada uu la xidhiidho socdaaslkiisu.


Ilo xogogaal ah oo ku sugan Muqdisho iyo Hargeysa ayaa noo xaqiijiyey in Boqor buurmadow uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho muddo ku dhaw toban maalmood ,waxaana ay xogguhu sheegeen in uu kulamo la yeeshay siyaasiyiin iyo Madax sare oo ka tirsan dawladda Somalia.



Sidoo kalena xoggaha ayaa xaqiijiyey in Boqor Buurmadow uu deggan yahay hadda huteelka ku yaalla Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.


Buurmadow ayaa ahaa in muddo ah dibad wareeg ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Muuse Biixi.


Xigasho Wargeyska Waaberi

Loading...
Loading...