Jadwalka Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay

0
Sunday September 05, 2021 - 10:20:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jadwalka Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay

    "guddiguse wax waqti ah uma qaban doorashada madaxtinimada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"guddiguse wax waqti ah uma qaban doorashada madaxtinimada"

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee heer federaal ee Soomaaliya ayaa xalay fiidkii shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka iyo dhammaystirka midda Aqalka Sare.

 

Guddigu waxa uu sheegay inay jadwalkan ka talo-galiyeen dhammaan dhinacyada siyaasadda ee Soomaaliya.

 

Qorshuhuna waxa uu yahay in doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka la soo dhammaystiro wixii loo gaaro 25-ka Nofeembar ee soo aaddan, guddiguse wax waqti ah uma qaban doorashada madaxtinimada.

 



BBC

Loading...
Loading...