Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Magacaabida Wasiirnimo Ee Cali Mareexaan?

0
Saturday September 04, 2021 - 09:48:27 in News by
  • Visits: 3291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Magacaabida Wasiirnimo Ee Cali Mareexaan?

    Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Magacaabida Wasiirnimo Ee Cali Mareexaan?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadow Muxuu Ka Yidhi Magacaabida Wasiirnimo Ee Cali Mareexaan?


 
Hargeysa(HWN):-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka mucaaridka ku ah ee ka soo horjeeda xukuumada Muuse Biixi ayaa ka hadlay magacaabida wasiir Cali Mareexaan oo ay isku deegaan yihiin.


boqor Buurmadow ayaa ayaana soo bandhigay macnaha ay u samaynayso magacaabida wasiirnimada Cali Mareexaan, waxaanu ku yidhi qoraal uu soo saaray "Waxaan sigaar ah uhambal yaynayaa Wasiir Cali Maxamed Xasan(Cali Mareexaan) Inkasta oo aanan lajeclayn inuu ka mid noqdoDawladan, waa nin meeshuu joogabaWaxkatara kana muuqda.

inaadeer hambalyoAllena hakugu asturo xilkaa laguu igmadayEe aad qaranka uqaaday.

waxaa kale oo iifarxada Inay madaxtooyadu Garwaaqsatay inaanay tuugo ahayn Cali iyo ragii kale Ee biya culusta ahaa marlabaad hambalyoWasiir



Loading...
Loading...