Wakiilka cusub Ee Somaliland U Fadhiisanaya Itoobiya Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay

0
Saturday September 04, 2021 - 09:40:48 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka cusub Ee Somaliland U Fadhiisanaya Itoobiya Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay

    "Anigoo kaslooni ku qaba soo jeedintaada waxaan sidoo kale kaaga mahad naqayaa..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigoo kaslooni ku qaba soo jeedintaada waxaan sidoo kale kaaga mahad naqayaa..."

Wakiilka cusub Ee Somaliland U Fadhiisanaya Addis Ababa Maxamed Cawad Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay

 

"Mudane Madaxwayne waan kaaga mahad naqayaa mudadii aan hayey xilka Wasiirka Wasaaradda Maalgashiga, sharaf bay ii ahayd inaan ka mid noqdo golahaagii wasiiradda ee u horeeyey, Wasaaraddani waxa ay laf dhabar u tahay korriinka dhaqaale ee dalka kalsooni badana waan ku qabaa shaqaalaha joogaa inay garab istaagi doonaan wasiirka cusub.

 

Markale mudane Madaxwayne waxaan ka mahad naqayaa Ka mid ahaanshaha Golaha Wasiirradda runtii waxa ay ii ahayd fursad iyo khibrad aan ugu adeeggo shacabka.

 

Anigoo kaslooni ku qaba soo jeedintaada waxaan sidoo kale kaaga mahad naqayaa inaad ii magacawday xilka danjire /Safiir oo aan ku matali doono qarankeena caasimad lagu jaan-gooyo siyaasadda wadamada Africa (AU). mundane Madaxwayne kaalsoonidda aad i siisay Waa mid aan ugu adeegi doono qarankeena iyo siyaasadaada hogaamineed.”


Loading...
Loading...