Xildhibaan Shaaciyey Halka Ay Xukuumadu Ku Hayso Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon

0
Wednesday September 01, 2021 - 16:39:58 in News by
  • Visits: 2759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Shaaciyey Halka Ay Xukuumadu Ku Hayso Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon

    Xildhibaan Shaaciyey Halka Ay Xukuumadu Ku Hayso Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Shaaciyey Halka Ay Xukuumadu Ku Hayso Suxufi Cabdimaalig Muuse Coldoon

Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Axmed-khaliif Jaamac Saalax, ayaa sheegay in xaalad caafimaad Hargeysa loo keenay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xanuun ka cabanayey, kaas oo laga soo qaaday Jeelka Mandheera.
May be an image of 1 person, sitting and suit



Xildhibaan Axmed khaliif Jaamac Saalax, oo ka hadlayey arrintan ayaa yidhi ""Sida uu Ii Xaqiijiyay Daqiiqado kahor Taliyaha Ciidanka Asluubta Coldoon Saaka Wuu Xanunsanaa oo waxuu ka cabanayay Lug ,Waxaana Baadhis Caafimad Loo ageeyay Mid kamid ah Cisbitaalada Hargeisa ,Wax Dhib ah oo uu qabaana majirto,Waxaana Lagu Celiyay Jeelkii Mandheera.

Waxba kama jiraan Wararka Sheegaya in Coldoon Lawaayay ,Wax hala Hubsado Ayaan leeyahay,Isha Allah Cadaalad buu heli doonaa Coldoon."

Loading...
Loading...