Ilaa Goorma ayaa Somaliland Bilaa wasiir Arrimo dibadeed ahaanaysa?..Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani

0
Monday August 30, 2021 - 20:18:34 in News by
  • Visits: 1343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilaa Goorma ayaa Somaliland Bilaa wasiir Arrimo dibadeed ahaanaysa?..Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani

    Ilaa Goorma ayaa Somaliland Bilaa wasiir Arrimo dibadeed ahaanaysa?..Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaa Goorma ayaa Somaliland Bilaa wasiir Arrimo dibadeed ahaanaysa?..Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani



Hargeysa(HWN):-Xoghayaha Guud ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa su’aal galiyay sababta Somaliland u tahay bilaa wasiir arrimo dibadeed xilligan oo isbedello culus oo saamayn ku leh Somaliland ka socdaan gobolka Geeska Afrika.

XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA WADDANI OO SI WAYN U DHALIILAY XUKUMADDA MUUSE BIIXI - YouTube


Xoghayaha ayaa qoraal kooban oo uu arrintan kaga hadlay u dhignaa sidan:-

Mudane madaxwayne;

Maanta gobolka aynu ku noolahay iyo dunidaba waxaa ka socda isbeddelo waawayn oo siyaasi ah, saamayna inagu yeelan kara.

 

Sidaas awgeed, waxa aan is weydiinayaa illaa goorma ayaa ay Somaliland sii ahaan kartaa bilaa wasiir arrimo dibadeed?!!

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa muddooyinkii u dambeeyay la hadal hayay in uu buuxinta wasiirka arrimaha dibadda la sugayo isku shaandhayn uu samaynayo laakiin, jagadaasi ayaa bannaan tan iyo markii Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon xilkaasi banneeyay xilligii uu isu taagayay musharraxnimada Golaha Wakiillada oo uu hadda ka mid yahay.



Loading...
Loading...