Xildhibaan Barkhad Oo Kulan La Qaatay Madaxwayne Geele

0
Monday August 30, 2021 - 17:24:53 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Barkhad Oo Kulan La Qaatay Madaxwayne Geele

    Xildhibaan Barkhad Oo Kulan La Qaatay Madaxwayne Geele

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Barkhad Oo Kulan La Qaatay Madaxwayne Geele

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kulan kula qaatay dalka Jabuuti Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele.




Kulanka uu Xildhibaan Barkhad la yeeshay Madaxwayne Geele ayuu kaga hadlay qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook, qoraalkaasina waxa uu uqornaa sidan:


"Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismail Omer Gelle waxa aan uga mahadcelinayaa in uu igu qaabilay Qasriga Madaxtooyadda Jabuuti isaga oo Aqlabiyaddii Shacabka sharafta leh ee Reer Somailand uga mahadceliyey codkii faraha badnaa ee ay igu doorteen.


Salaan milgo & maamus huwan ayaan Madaxweynaha idinka gaadhsiiyey shacabkaygii xariirta ahaayow” ayuu ku yidhi qoraalka xildhibaan Barkhad.

Loading...
Loading...