Dagaal Beeleed Qasaare Geystay Oo Dib Uga Bilaabmay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sool

0
Monday August 30, 2021 - 09:19:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Beeleed Qasaare Geystay Oo Dib Uga Bilaabmay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sool

    "Arrintan dagaalka sababtay ayaa ka dhalatay degaameyn cusub"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Arrintan dagaalka sababtay ayaa ka dhalatay degaameyn cusub"

Bocame (HWN) – Dagaal ka bilaabmay duleedka birta dheer ayaa wararka laga helayaa ay sheegayaan in qasaare badani halkaa uu ka dhashay, oo dhimasho, dhaawac iyo dad la qafaasheyba intaba ay dheceen.

 

Dagaalkan ayaa dhacay ka dib markii ay dabley hubaysan ay saaka weerar ku qaadeen tuulo lagu magcaabo Filley oo Boocame Koonfur barri kaga quman, una dhow Far-dhidin.

 

Dagaalkan ayaa dhacay iyadoo ay socotey wada hadal labada beelood u dhexeeya, kaas oo la filayey in uu xal laga gaadho sida ay guddiga labada dhinac u dhexaysey ay sheegeen.

 

Arrintan saaka dagaalka sababtay ayaa ka dhalatay degaameyn cusub oo degaanka marka hore la isku dilay dib looga bilaabay.


Loading...
Loading...