Nuxurka Qodobo Taabanaya Waddooyinka Caasimada Hargeysa Oo Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Fulinta Dawlada Hoose

0
Saturday August 28, 2021 - 13:56:15 in News by
  • Visits: 1355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Qodobo Taabanaya Waddooyinka Caasimada Hargeysa Oo Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Fulinta Dawlada Hoose

    Nuxurka Qodobo Taabanaya Waddooyinka Caasimada Hargeysa Oo Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Fulinta Dawlada Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Qodobo Taabanaya Waddooyinka Caasimada Hargeysa Oo Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Fulinta Dawlada Hoose


Kulankii maanta ee Todobaadlaha ahaa, kulan kaas oo ay ku kulmaan dhamaan maamulka Fulinta ,Gudoomiyayaasha Degmooyinka ,Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan,Maamulka shirkadaha Nadaafadda.




Waxa Todobaadkan ka mid ahaa qodobadii ugu muhiimsanaa ee lagaga wada hadlay kulankaas.


1. In dadweynaha caasimada dagen lagu dhiirigaliyo in ay iskood u soo bixiyaan cashuurta lana baro qiimaha ay cashuurta ay bixiyaan u leedahay caasimadda.


2. Qorshaynta Sidii loo guri lahaa dhamaan dhagaxaanta guryaha horyaala.


3. Qorshaynta sidii loo Samayn lahaa goobo ay dadwaynuhu ku Nastaan Sida,beero,goobo ay caruurtu ku ciyaaran iyo goobo u gaar ah dadka waawayn.


4. In dadka lagu wacyi galiyo in ay qashinka ku hayaan guryahooda isla markaana ay la sugaan shirkadda qaada qashinka.


5. Ka jawaabista Cabashada iyo Talooyinka ay dadku ka soo dhiibtaan lambarka cabashada ee dhawaan loo sameeyay dadwaynaha.


Loading...
Loading...