Somaliland Oo Shaacisay Inay Qaabilayso Qaxoontiga Wadanka Afghanistan

0
Saturday August 28, 2021 - 13:18:09 in News by
  • Visits: 1844
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shaacisay Inay Qaabilayso Qaxoontiga Wadanka Afghanistan

    Somaliland Oo Shaacisay Inay Qaabilayso Qaxoontiga Wadanka Afghanistan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Shaacisay Inay Qaabilayso Qaxoontiga Wadanka Afghanistan


Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay In Ay Aqbashay Marti Gelinta Qaxoontiga Ka Cararaya Xoogaga Daliban Ee Qabsaday Afghanistan.


Jimcihii, afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFP in Hargeysa ay wadahadallo la gashay mas’uuliyiinta Mareykanka oo ku saabsan in si kumeel gaadh ah ay U martigeliyqqn qaxootiga Afgaanistaan. "Anagu (mabda ‘ahaan) waxaan ku raacsanahay inaan martigalino qaxootiga Afgaanistaan ​​muddada kumeelgaadhka,” ayuu yidhi sarkaalka, isagoo raaciyay in heshiiska uu weli yahay mid horudhac ah, iyadoo farsamooyinku ay weli shaqeynayaan oo aan la cayimin taariikhda imaanshahooda.





Loading...
Loading...