Xog laga helay kulamo uu Saciid Deni kawado magaalada Nairobi

0
Saturday August 28, 2021 - 10:33:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog laga helay kulamo uu Saciid Deni kawado magaalada Nairobi

    Sidoo kale waxaa madaxweynaha Puntland la filayaa inuu kulan la qaato safiirka Sacuudiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale waxaa madaxweynaha Puntland la filayaa inuu kulan la qaato safiirka Sacuudiga


Saciid Deni "Bannaan bixii maanta ka dhacay Garowe waa mid lagu sumcad dilayo Puntland" - Jowhar somali news leader

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulamo kawada madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denikuwaa oo intooda badan ah kulamo siyaasadeed ah.

Deni ayaa la sheegayaa in uu kulamo looga hadlayo arrimaha doorashada uu la qaadanayo qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya iyo wakiilada Beesha Caalamka.

 

Sidoo kale waxaa madaxweynaha Puntland la filayaa inuu kulan la qaato safiirka Sacuudiga u fadhiya Kenya oo uu kala hadli doono arrimaha doorashada iyo casuumaadii la hakiyay ee Boqortooyada soo marsiiysay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha.

 

Safarka madaxweynaha Puntland ee Nairobi ayaa yimid kadib Shirkii Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ku soo xirmay kaas oo laga soo saaray habraaca jadwalka doorashada Aqalka hoose ee Baarlamka dalka.

Dhanka kale waxaa wali magaalada Muqdisho ku sugan madaxda dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug kuwaa oo aan la ogeyn halka ay u socdaali doonaan maamada Deni iyo Axmad Madoobe ay isaga tageen Muqdisho.

 


Loading...
Loading...