Anigoo ah Issir Ibrahim M Sacamaal waxan rabaa in aan u jawaabo... Cali Cabdi Coomay

0
Wednesday August 25, 2021 - 10:07:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Anigoo ah Issir Ibrahim M Sacamaal waxan rabaa in aan u jawaabo... Cali Cabdi Coomay

    Qore: Issir Ibrahim M Sacmaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qore: Issir Ibrahim M Sacmaal


oo Taariikh  khalada ka qoray Awoowgay iyo Awooyaashay intaba ilahaahy naxriistii jano Aamiin yaa rabi,oo ah taariikh aan jirin oo been aha(Fake)oo uu ka qoray waqtigaa uu sheegay oo ahayad 1884 iyo meesha u sheegayo ee aha Dhaymoole iyo magaca Awoogay AUN Cawil Xaaji C/laahi Amiin,oo magaciisa loo bedelay "Anthony James”,balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay C/laahi James ayad tiri ama aad qortay,Taa aad sheegatay horta waa been magaca dib u eeg...Cali Coomay waxa layskama qoro adoon aqoon u lehayan Taariikhda reerkaa,taasi waa mid.,Fadlan intaada wax qorin u fiirso waxaad qoreyso iyo Reerkii uu ka dhasay AUN Cawil Xaaji C/laahi Amiin,oo magacaa wataa wey wada noolihiin iyo intuu awoowaga u ahaa iyo waxay sii dhalenba wey joogan marka wax layskama qoro.

 

Xitaa Awoowagay Inadeerkii ayad waxa ka qoratay oo aadan waxa ka ogeyn..Faarax Jaamac oo magaciisa loo beddelay "Francis George”, balse markii dambe soomaalidu ugu yeedhi jirtay Faarax George ma taqaaniid Taarikhdana. Xagaada ka keentay Tariikhada ? Wax layskama qoro adoon aqoon u leehayn taasi waa mid tan kalena Magac laguma doonto wax aadan ka war hayn oo Reeku  ay Joogan oo aad taariikh beena ka qoreysaa.Waxaad ii sheegata Dumarka aad qortey xagaad ka keentay ? anigu hadaan issir ibrahim sacmal ahay Taariikhda reerkayga iyo waqtiyada si fiicn ayaan u aqan,sidan kor ugu soo sheegayaba wey wada joogan AxL.meel uu ka keenay taariikhda iyo macagaa uu awoowegay AUN amiin iyo dhaaman intii geeriyootayaba bal ha noo sheego Cali Coomay halaka u ka keenay Taariikhda beenta ah iyo Magacyada uu qoray,xagad ka keentay ? mida kale bob kan aad sheegayso ee wada badan magca aan racsaneeyn oo kale maxaad u raacin weryday ? Waa wax aan garan wayeey (cajiib) ardeyda waqtigaa dhimatayna bal noo soo sheeeg,hadaad magacayda kale wada taqaan is raaci hadaad taqaan.

 

Somalilanad waxa ay leedahay Taariikh fadalan si xun ha u badlin oo been ah.aduunku wey wada ogtahay Taariikhda.Caruurata soo koreysa Fadalan taariikh beena ha ka dhaadhicina.Markaad leedahay waa la gaaleeyey maxaa dad badan oo somaalilanada loo gaaleeyn wayeey?.Awoowgey Aun Amiin iyo dhamaan walidkood wey wada noolayeen.Taariikh beena layskama qorto Magacana laguma doonto Reekii oo wada nool sidaan kor ugu soo sheegay.Raadso Taariikhyo kale oo aad isku soo sari karto ee fadal No My Family.

 

Midana ogaada Tariikh walba aduunka waxa ay leedaha© wax la yirahdo.layskama qoro waxa aadan ka war hayin.Sawirka awoogey  AUN Cawil Xaaji C/laahi Amiin, iyo waqtiga uu sheegeyo ayaa cadeeyn ah in Taariikhdu in ay been taay 1884 ilaa 1910

 

Qore: Issir Ibrahim M Sacmaal

 

Nederland (NL)

[email protected]



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...