Ex Wasiir Cadami Caddeeyey Inuu Abaarso Iyo Barwaaqo Uni. Inay Cidgaari Wada To Oo Jamacadaa Adduunka U Qaalisan La Geeyo.

0
Tuesday August 24, 2021 - 09:58:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Wasiir Cadami Caddeeyey Inuu Abaarso Iyo Barwaaqo Uni. Inay Cidgaari Wada To Oo Jamacadaa Adduunka U Qaalisan La Geeyo.

    W/Q: Maxamed Baashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Maxamed Baashe

Waa WAREEEY! CADAMI wuxuu CADDEEYEY in dad gaara Caruuurtoodu dhigato Jaamacadaa adduunka a loo diro JAMACADAA ADDUUNKA U qaalisan ee Maraykanka xitaa Caddaanku badankoodu aanay geli kari. MARKAA warku wuu cadyey in si gaara loo samaysay ABAARSO iyo BARWAAQO oo millions aan Somaliland Jaamacadaa kale helin. Waa meelo gaara oo CID GAARI WADATO. Waxay noqonayaa Cadamiyaw waa sheegaa MA dhaafto ee haddaa Secularkii Mujtamaca ku dhex jiray aad ka mid tahay oo Caruurta adana aad la okoshay in sida qarbiga iyo Kiristanku wax loo baro aad adiyo Waalidiin kale ba ku faraxsantihiin ( go ahead) Caruurtaad leedahay Jaamacadaa adduunka naloogu diray boqol kii a sagaashan MARKAA WAXA LA BARAY AY JAAMACADAHAASI BARAAN SOMALILAND KU SOO NOQON MAAYAAN WAAYO SOMALILAND KAMA HELEYAAN (LIFE STYLE) AMERICA LAGU SOO BARAY SOO NOQONMAAYAAN CARRUURTAADU EE IMIKA A SII OGAW, .



WEYNU WADA OGNAY CIDDA MAALGELINTA GELISAY ABAARSO IYO BARWAAQO UNI. ISMAAD WEYDIIN SABABTA CARRUURTIINA SIDA GAARKA AH MILLIONS KA LOOGU KHARASH GARAYNAYO LAAKIIN KHIYAAAMADII AAD BARATAY AYAAD IS LEEDAHAY KIRISTANKU WAAD KHIYAAMAYN LAAKIIN TAB HAYAW LAGAA TABHAYEE.


TOBANKA SANO EE SOO SOCDA MIDHAHA AY SOO SAARAAN LABADA A MEELOOD WEYNU U JOOGNAA HADDAYNU REER SOMALILAND NAHAY.


ADNA FAANKA JOOJI MARKII DAGAALKU JIRAY EE HARGEYSA LA XORAYNAYEY XAGGAAD JOOGTAY CALI GURAYBA WUU SHIIGI.


PROF Bashe

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...