War Deg Deg Ah:-Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maxkamada Gobolka Maroodijeex La Horkeenay

0
Monday August 23, 2021 - 10:41:42 in News by
  • Visits: 4458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maxkamada Gobolka Maroodijeex La Horkeenay

    War Deg Deg Ah:-Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maxkamada Gobolka Maroodijeex La Horkeenay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maxkamada Gobolka Maroodijeex La Horkeenay

Hargeysa(HWN):-Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta la horkeenay maxkamada gobolka Maroodijeex ka dib markii habeenkii xalay ahaa guure lagaga soo qaaday jeelka Mandheera.


suxufi Coldoon oo saaka oo wakhti hore ah la horkeenay maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa loo jaray todoba cisho oo xabsi ku hayn ah iyada oo la sheegay in la soo dhamaystirayo eedaymaha loo haysto.

suxufi Coldoon ayaa mar kale dib loogu celiyey xabsiga Mandheera halkaas oo lagu hayn doono mudada ay maxkamadu u qabatay inuu jeelkaas ku jiro.

DEG DEG:-] War Cusub Oo Kasoo Baxay Xadhigii Cabdimaalik Muuse Coldoon & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.



Loading...
Loading...